Madaxweyne Deni oo Magacaabay taliyeyaal cusub (Akhriso Magacyada)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 33 ee 7-da November 2021 kuna saabsan magacaabid iyo isku bedel Ciidan. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay:  Dastuurka  Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad. Markuu arkay: Baahida loo qabo dar-dar gelinta Amniga. Markuu Tixgeliyey: Aqoontooda, kartidooda iyo waayo-aragnimadooda Ciidannimo. Wuxuu xeeriyey: Waxaa S/Guuto Cumar … Continue reading Madaxweyne Deni oo Magacaabay taliyeyaal cusub (Akhriso Magacyada)